Samuu'eel Kowaad 2:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anigu waxaan kicin doonaa wadaad aamin ah kaasoo samayn doona waxa ku jira qalbigayga iyo maankayga; oo anna waxaan isaga u dhisi doonaa reer ammaan ah, oo isna weligiis wuxuu ku hor socon doonaa kayga subkan.

Samuu'eel Kowaad 2

Samuu'eel Kowaad 2:30-36