Samuu'eel Kowaad 2:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War maxaad u quudhsataan allabarigayga iyo qurbaankayga aan ku dhex amray rugtayda; oo maxaad wiilashaada iiga murwad badisaa, ee aad naftiinna ugu cayilisaan dadkayga reer binu Israa'iil qurbaannadooda oo dhan inta ugu wanaagsan?

Samuu'eel Kowaad 2

Samuu'eel Kowaad 2:28-36