Samuu'eel Kowaad 2:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ceelii waxaa u yimid nin Ilaah, oo wuxuu ku yidhi isagii, Sidanaa Rabbigu leeyahay, Reerkii aabbahaa miyaan isu muujiyey markay Masar joogeen oo ay ku hoos jireen addoonsigii reerkii Fircoon?

Samuu'eel Kowaad 2

Samuu'eel Kowaad 2:19-28