Samuu'eel Kowaad 2:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Ceeliina aad buu u gaboobay; oo wuxuuna maqlay wixii ay wiilashiisu reer binu Israa'iil oo dhan ku sameeyeen, iyo inay la seexdeen dumarkii ka adeegi jiray iridda teendhada shirka.

Samuu'eel Kowaad 2

Samuu'eel Kowaad 2:19-26