Samuu'eel Kowaad 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwa Rabbiga la dirira waa la kala jejebin doonaa; Oo iyaga samaduu kaga soo onkodi doonaa, Rabbigu wuxuu xukumi doonaa darfaha dunida; Oo wuxuu xoog u yeeli doonaa boqorkiisa, Oo wuxuu sarraysiin doonaa geeska kiisa subkan.

Samuu'eel Kowaad 2

Samuu'eel Kowaad 2:8-18