Samuu'eel Kowaad 2:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Xannaah tukatay oo waxay tidhi: Qalbigaygu Ilaah buu ku faraxsan yahay, Geeskaygana Rabbigu kor buu u qaaday. Afkayguna wuxuu u faanaa cadaawayaashayda, Maxaa yeelay, waxaan ku reyreeyaa badbaadintaada.

Samuu'eel Kowaad 2

Samuu'eel Kowaad 2:1-11