Samuu'eel Kowaad 19:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu tegey Naayood oo Raamaah ku taal; markaasaa isagiina waxaa ku soo degay ruuxii Ilaah, oo wuu sii socday, oo sidii nebi buu wax u sheegay tan iyo ilaa uu yimid Naayood oo Raamaah ku taal.

Samuu'eel Kowaad 19

Samuu'eel Kowaad 19:18-24