Samuu'eel Kowaad 19:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul rag u soo diray inay Daa'uud soo qabtaan; oo iyana markay arkeen guutadii nebiyada ahayd oo wax sheegaya, iyo Samuu'eel oo dhex taagan oo madax u ah ayaa ruuxii Rabbigu ku soo degay raggii Saa'uul soo diray, oo iyana wax bay sii sheegeen.

Samuu'eel Kowaad 19

Samuu'eel Kowaad 19:15-24