Samuu'eel Kowaad 19:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Saa'uul wuxuu Miikaal ku yidhi, Naa maxaad saas iigu khiyaanaysay oo cadowgayga u sii daysay inuu baxsado? Miikaalna waxay Saa'uul ugu jawaabtay, Wuxuu igu yidhi, I sii daa, yaanan ku diline.

Samuu'eel Kowaad 19

Samuu'eel Kowaad 19:12-22