Samuu'eel Kowaad 19:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Miikaal waxay soo qaadday sanam oo sariirtay saartay, oo waxay madaxa u dhigtay barkin dhogor riyood ah, waxayna ku dedday dhar.

Samuu'eel Kowaad 19

Samuu'eel Kowaad 19:6-21