Samuu'eel Kowaad 18:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna meel alla meeshii Saa'uul u diro ayuu tegi jiray, wuuna ku guulaysan jiray; oo Saa'uulna wuxuu madax uga dhigay raggii dagaalka, oo taasuna way la wanaagsanayd dadkii oo dhan iyo addoommadii Saa'uul oo dhanba.

Samuu'eel Kowaad 18

Samuu'eel Kowaad 18:1-9