Samuu'eel Kowaad 18:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa soo baxay amiirradii reer Falastiin; oo sidii ay marar badan u soo bixi jireen, ayaa Daa'uud ka sii guul badnaa addoommadii Saa'uul oo dhan; oo sidaas aawadeed magiciisii aad iyo aad buu caan u noqday.

Samuu'eel Kowaad 18

Samuu'eel Kowaad 18:21-30