Samuu'eel Kowaad 18:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu yidhi, Sidan Daa'uud ku dhaha, Boqorku waxba yarad kaa dooni maayo, boqol buuryo oo reer Falastiin oo boqorka cadaawayaashiisa looga aarguto mooyaane. Haddaba Saa'uul wuxuu damcay inuu Daa'uud u gacangeliyo reer Falastiin.

Samuu'eel Kowaad 18

Samuu'eel Kowaad 18:20-26