Samuu'eel Kowaad 18:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gabadhii Saa'uul oo Miikaal ahayd ayaa Daa'uud jeclaatay. Markaasaa Saa'uul loo sheegay, oo taasuna isagii way ka farxisay.

Samuu'eel Kowaad 18

Samuu'eel Kowaad 18:15-22