Samuu'eel Kowaad 18:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse reer binu Israa'iil iyo reer Yahuudah oo dhanba Daa'uud aad bay u jeclaayeen; waayo, isagu hortooduu ka bixi jiray, soona geli jiray.

Samuu'eel Kowaad 18

Samuu'eel Kowaad 18:10-20