Samuu'eel Kowaad 18:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo subaxdii dambe ruux xun oo xag Ilaah ka yimid ayaa ku soo degay Saa'uul, oo sidii nebi ayuu wax ugu sii sheegay guriga dhexdiisa. Markaasaa Daa'uud wuxuu gacanta ku dhuftay kataarad siduu maalin walba yeeli jiray; oo Saa'uulna gacantuu ku haystay warankiisii.

Samuu'eel Kowaad 18

Samuu'eel Kowaad 18:7-18