Samuu'eel Kowaad 18:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii uu dhammeeyey lahadliddii uu Saa'uul la hadlayay ayay naftii Yoonaataan ku xidhantay naftii Daa'uud, oo Yoonaataan wuxuu isaga u jeclaaday sidii naftiisa.

Samuu'eel Kowaad 18

Samuu'eel Kowaad 18:1-8