Samuu'eel Kowaad 17:57 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Daa'uud ka soo noqday diliddii kii reer Falastiin ayaa Abneer kexeeyey oo Saa'uul hor keenay isagoo gacanta ku wata madaxii kii reer Falastiin.

Samuu'eel Kowaad 17

Samuu'eel Kowaad 17:53-58