Samuu'eel Kowaad 17:52 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay raggii reer binu Israa'iil iyo raggii reer Yahuudah kaceen oo qayliyeen oo waxay eryadeen reer Falastiin, tan iyo dooxadii iyo ilaa irdaha Ceqroon. Oo dhaawicii reer Falastiinna waxay ku dhaceen jidka Shacarayim, iyo tan iyo Gad iyo ilaa Ceqroon.

Samuu'eel Kowaad 17

Samuu'eel Kowaad 17:46-55