Samuu'eel Kowaad 17:50 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasuu Daa'uud kii reer Falastiin kaga adkaaday wadhaf iyo dhagax, oo wuu ku dhuftay, wuuna dilay; laakiinse Daa'uud gacanta seefu uguma jirin.

Samuu'eel Kowaad 17

Samuu'eel Kowaad 17:43-58