Samuu'eel Kowaad 17:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna wuxuu Saa'uul ku yidhi, Ninna yuusan u cabsan isaga aawadiis; anoo addoonkaaga ah ayaan u tegi doonaa oo la diriri doonaa midkan reer Falastiin.

Samuu'eel Kowaad 17

Samuu'eel Kowaad 17:23-40