Samuu'eel Kowaad 17:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud raggii dhinaciisa taagnaa la hadlay, oo ku yidhi, Ninkii dila midkan reer Falastiin, oo ceebta ka qaada reer binu Israa'iil, maxaa lagu samayn doonaa? Oo bal yuu yahay buuryoqabkan reer Falastiin ee Ilaaha nool ciidammadiisa caraysan karaa?

Samuu'eel Kowaad 17

Samuu'eel Kowaad 17:17-36