Samuu'eel Kowaad 17:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay Saa'uul iyo raggii reer binu Israa'iilna isa soo wada urursadeen, oo waxay soo degeen dooxada Eelaah, oo isu diyaariyeen inay la dagaallamaan reer Falastiin.

Samuu'eel Kowaad 17

Samuu'eel Kowaad 17:1-11