Samuu'eel Kowaad 17:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yesay saddexdiisii wiil oo waaweynayd waxay Saa'uul u raaceen xagga dagaalka; oo saddexdiisii wiil oo dagaalka tagtay magacyadoodii waxay ahaayeen Elii'aab kii curadka ahaa, iyo Abiinaadaab oo ku xigay, iyo kan saddexaad oo Shammaah ahaa.

Samuu'eel Kowaad 17

Samuu'eel Kowaad 17:4-22