Samuu'eel Kowaad 16:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Samuu'eel ku yidhi, Ha fiirin soojeedkiisa, ama dhererkiisa, maxaa yeelay, waan diiday isaga. Rabbigu wax uma arko sida dadku wax u arko, waayo, dadku wuxuu fiiriyaa muuqashada dusha, Rabbiguse qalbiguu fiiriyaa.

Samuu'eel Kowaad 16

Samuu'eel Kowaad 16:1-14