Samuu'eel Kowaad 16:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu yidhi, Haah, nabad baan u imid, waxaanan u imid inaan Rabbiga allabari u bixiyo. Haddaba isa soo daahiriya, oo kaalaya, meesha allabariga ii raaca. Markaasuu wuxuu daahirshay Yesay iyo wiilashiisii, dabadeedna meeshii allabariga buu ugu yeedhay.

Samuu'eel Kowaad 16

Samuu'eel Kowaad 16:1-7