Samuu'eel Kowaad 16:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Samuu'eelna wuxuu yidhi, Sidee baan u tegi karaa? Waayo, haddii Saa'uul taas maqlo wuu i dili doonaa. Oo Rabbiguna wuxuu ku yidhi, Waxaad kaxaysataa qaalin lo' ah, oo waxaad tidhaahdaa, Waxaan u imid inaan Rabbiga allabari u bixiyo.

Samuu'eel Kowaad 16

Samuu'eel Kowaad 16:1-6