Samuu'eel Kowaad 16:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel qaaday geeskii saliiddu ku jirtay, wuuna ku subkay isagoo walaalihiis dhex jooga; oo maalintaas intii ka dambaysay Ruuxii Rabbigu aad buu ugu soo degay Daa'uud. Dabadeedna Samuu'eel wuu kacay, oo Raamaah buu tegey.

Samuu'eel Kowaad 16

Samuu'eel Kowaad 16:8-22