Samuu'eel Kowaad 16:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Samuu'eelna wuxuu Yesay ku yidhi, War carruurtaadii halkan ma wada joogaan? Markaasuu yidhi, Weli waxaa hadhay kii ugu yaraa, oo idahuu ilaalinayaa. Oo haddana Samuu'eel wuxuu Yesay ku yidhi, Cid u dir oo keen; waayo, innagu fadhiisan mayno jeeruu halkan yimaado.

Samuu'eel Kowaad 16

Samuu'eel Kowaad 16:6-18