Samuu'eel Kowaad 15:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu reer Qeyn ku yidhi, Taga oo ka dhex baxa reer Camaaleq, yaanan idinku dhex baabbi'ine; waayo, markii ay reer binu Israa'iil oo dhammu Masar ka soo baxeen waad u wada roonaateen. Sidaas aawadeed reer Qeyn way ka dhex baxeen reer Camaaleq.

Samuu'eel Kowaad 15

Samuu'eel Kowaad 15:4-10