Samuu'eel Kowaad 15:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Samuu'eelna mar dambe uma iman inuu Saa'uul soo arko ilaa maalintii uu dhintay; laakiin Samuu'eel baa Saa'uul u ooyay; oo Rabbiguna wuxuu ka qoomamooday inuu Saa'uul ka dhigay boqor u taliya reer binu Israa'iil.

Samuu'eel Kowaad 15

Samuu'eel Kowaad 15:34-35