Samuu'eel Kowaad 15:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba tag oo reer Camaaleq laa, oo waxay haystaan oo dhan wada baabbi'i, oo iyaga innaba ha u tudhin, laakiinse wada laa nin iyo naag, iyo dhallaan iyo caanonuugba, iyo dibi iyo ido, iyo geel iyo dameerroba.

Samuu'eel Kowaad 15

Samuu'eel Kowaad 15:1-4