Samuu'eel Kowaad 15:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu Samuu'eel ku yidhi, Waan dembaabay, waayo, amarkii Rabbiga, iyo erayadaadiiba waan ku xadgudbay, maxaa yeelay, dadkii baan ka cabsaday, codkoodiina waan addeecay.

Samuu'eel Kowaad 15

Samuu'eel Kowaad 15:22-32