Samuu'eel Kowaad 15:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel yidhi, Rabbigu miyuu aad ugu farxaa qurbaanno la gubo iyo allabaryo, siduu ugu farxo in codka Rabbiga la addeeco? Bal eeg, addeeciddu waa ka wanaagsan tahay allabariga, maqlidduna waa ka wanaagsan tahay baruurta wananka.

Samuu'eel Kowaad 15

Samuu'eel Kowaad 15:13-28