Samuu'eel Kowaad 15:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu Samuu'eel ku yidhi, Waan addeecay Rabbiga codkiisii, oo waxaan maray jidkii Rabbigu igu diray, oo Agag oo ah boqorkii reer Camaaleq ayaan keenay, oo reer Camaaleqna dhammaan waan wada baabbi'iyey.

Samuu'eel Kowaad 15

Samuu'eel Kowaad 15:18-26