Samuu'eel Kowaad 15:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel wuxuu yidhi, In kastoo aad isla yarayd, sow madax lagaagama dhigin qabiilooyinka reer binu Israa'iil? Oo Rabbigu waa kuu subkay inaad ahaato boqor u taliya reer binu Israa'iil;

Samuu'eel Kowaad 15

Samuu'eel Kowaad 15:11-22