Samuu'eel Kowaad 15:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel wuxuu Saa'uul ku yidhi, Rabbigu wuxuu ii soo diray inaan kuu subko inaad boqor u ahaatid dadkiisa reer binu Israa'iil; haddaba bal maqal codka erayada Rabbiga.

Samuu'eel Kowaad 15

Samuu'eel Kowaad 15:1-9