Samuu'eel Kowaad 14:49 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Saa'uul wiilashiisii waxay ahaayeen Yoonaataan iyo Yishwii, iyo Melkiishuuca; oo labadiisii gabdhoodna magacyadoodii waxay ahaayeen Meerab iyo Miikaal; tii curadda ahayd magaceedu wuxuu ahaa Meerab, tii yaraydna magaceeda waxaa la odhan jiray Miikaal.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:44-52