Samuu'eel Kowaad 14:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Saa'uul qabsaday boqortooyada reer binu Israa'iil wuxuu la diriray kulli cadaawayaashiisii dhan kasta ka jiray, kuwaasoo ahaa reer Moo'aab, iyo reer Cammoon, iyo reer Edom, iyo boqorradii reer Soobaah, iyo reer Falastiin; oo meel kasta oo uu u jeestayba si xun buu ugu galay.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:43-49