Samuu'eel Kowaad 14:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Saa'uul wuxuu Yoonaataan ku yidhi, Bal ii sheeg waxaad samaysay. Oo Yoonaataan wuu u sheegay oo ku yidhi, Xaqiiqa in yar oo malab ah ayaan ku dhadhamiyey ushii gacanta iigu jirtay caaraddeedii; haddaba waa inaan dhintaa.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:38-45