Samuu'eel Kowaad 14:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas dadka reer binu Israa'iil way dhibaataysnaayeen; laakiinse Saa'uul baa dadkii dhaariyey oo ku yidhi, Ilaa ay fiidkii noqoto, oo aan cadaawayaashayda ka aarsado ninkii wax cuna inkaaru ha ku dhacdo. Haddaba dadkii cunto ma dhadhamin innaba.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:20-27