Samuu'eel Kowaad 14:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo cabsi weyn bay la qadhqadheen kuwii xerada ku jiray, iyo kuwii duurka joogay iyo dadkii oo dhanba; oo xataa ciidankii, iyo waxdhacayaashuna way wada gariireen, oo dhulkuna waa gariiray, haddana waxaa jiray gariir aad iyo aad u weyn.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:5-20