Samuu'eel Kowaad 14:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoonaataan buurtii fantay, kii hubkiisa u sidayna wuu daba socday, oo kuwii reer Falastiinna way ku hor dhaceen Yoonaataan, kii hubkiisa u sidayna wuu ka daba laayay.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:6-16