Samuu'eel Kowaad 14:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo labadoodiiba waxay isu muujiyeen ciidankii reer Falastiin; markaasay kuwii reer Falastiin waxay yidhaahdeen, Bal eega Cibraaniyadii waxay ka soo baxayaan godadkii ay ku dhuunteene.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:7-18