Samuu'eel Kowaad 12:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Saas aawadeed Samuu'eel Rabbiguu baryay, oo Rabbiguna maalintaasuu onkod iyo roob soo diray, oo dadkii oo dhammuna aad iyo aad bay uga cabsadeen Rabbiga iyo Samuu'eelba.

Samuu'eel Kowaad 12

Samuu'eel Kowaad 12:10-20