Samuu'eel Kowaad 12:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa hagaag, haddii aad Rabbiga ka cabsataan oo aad u adeegtaan, oo aad codkiisa maqashaan, oo aydnaan ku caasiyoobin amarka Rabbiga, oo aad idinka iyo boqorka idiin taliyaaba ahaataan kuwo raacaya Rabbiga Ilaahiinna ah.

Samuu'eel Kowaad 12

Samuu'eel Kowaad 12:4-20