Samuu'eel Kowaad 12:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna Rabbigu wuxuu soo diray Yerubbacal, iyo Bedaan, iyo Yeftaah, iyo Samuu'eel, oo idinka samatabbixiyey gacantii cadaawayaashiinnii dhan walba idinka jiray, oo ammaan baad ku degganaateen.

Samuu'eel Kowaad 12

Samuu'eel Kowaad 12:2-20