Samuu'eel Kowaad 11:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa wargeeyayaashii waxay yimaadeen Gibecaahdii Saa'uul, oo erayadan ayay dadkii u sheegeen. Kolkaasaa dadkii oo dhammu codkoodii kor u qaadeen oo wada ooyeen.

Samuu'eel Kowaad 11

Samuu'eel Kowaad 11:1-12