Samuu'eel Kowaad 10:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa dhacday markuu dhabarka u jeediyey Samuu'eel, inuu Ilaah siiyey qalbi kale, oo calaamooyinkaasi oo dhammuna maalintaasay wada ahaadeen.

Samuu'eel Kowaad 10

Samuu'eel Kowaad 10:7-17