Samuu'eel Kowaad 10:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul adeerkiis wuxuu ku yidhi isagii iyo midiidinkiisiiba, War xaggee baad tagteen? Markaasuu yidhi, Dameerihii baannu doonnay, oo markaannu ogaannay inaan la helin ayaannu Samuu'eel u nimid.

Samuu'eel Kowaad 10

Samuu'eel Kowaad 10:6-21